Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha oo maanta la magacaabo iyo Farmaajo oo…

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka cusub ee federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo arbaco ah lagu wadaa in kulan wadajir ah ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Kulankan sida wadajirka ah u iclaamiyeen guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka ayaa looga hadlayaa arrimaha doorashada gaar ahaan magacaabista guddiga doorashada Madaxweynaha. Xildhibaanada labada Aqal ayaa … Continue reading Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha oo maanta la magacaabo iyo Farmaajo oo…